Friday, 04 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 55 Friday, 04 September 2026
Wararka muhiimka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed
Ilo: Shabelle Media Network

MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, oo ay hoggaaminaysay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Qaranka, Marwo Naciima Ibraahim Yuusuf.   Guddoomiyaha ayaa ugu horreyn si diirran u soo dhoweeyay xubnaha Golaha Haweenka Qaranka, isaga oo tilmaa

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.