Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
DOHA – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Mudane Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani, kaddib booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo ay weheliyeen wasiirro iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan wafdiga, […]
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







