Guddiga Aqalka Sare oo ka shaqeynaya Hindise-sharciyeedka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka
Muqdisho – Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, kaas oo diiradda lagu saaray diyaarinta akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka. Kulanka oo ay shir-guddoomisay Guddoomiyaha Guddiga, Senator Naciima Gadhwayne, ayaa waxaa ka
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







