Friday, 04 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 55 Friday, 04 September 2026
Wararka muhiimka

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha
Ilo: Shabelle Media Network

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo muddo laba maalmood ah ka soconaya magaalada Muqdisho.   Wasiirka oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay hannaan amni […

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.