Friday, 04 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 55 Friday, 04 September 2026
Wararka muhiimka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah
Ilo: Shabelle Media Network

Belgrade – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo uu khudbad ka jeediyay. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee dunidu wajahayo, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta isk

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.