Mareykanka oo Puntland ka taageeraya dhismaha iyo tababarka ciidamadeeda
Boosaaso – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), kuwaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Bariga Afrika, Colonel James Rose. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Puntland iyo Mareykanka, gaar [&
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







