Thursday, 03 September 2026
USD/SOS 571.7EUR/SOS 662.1
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 54 Thursday, 03 September 2026
Wararka muhiimka

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Ilo: Shabelle Media Network

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomidda gogosha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaa

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.