Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxweynaha Serbia
Belgrade – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed oo ka dhacay magaalada Belgrade la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić, kaas oo barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah. Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Serbia
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







