Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka AFROSAI-A ee Qaahira
Qaahira – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay, hadalna ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku Hadla Af-Carabiga (AFROSAI-A), kaas oo ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Shirka ayaa lagu doortay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS inuu noqdo Hantidhowraha Dibadda
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







