Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray Beledweyne dardargelinaya diyaar-garowga fatahaadaha
Beledweyne – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Guddoomiyaha SoDMA waxaa magaalada ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo qeybaha kala
Dhammaan arag — Shabelle Media Network →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







