Sunday, 06 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 663.8
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 57 Sunday, 06 September 2026
Wararka muhiimka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka hadashay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka hadashay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka
Ilo: Shabelle Media Network

MUQDISHO – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa sheegtay in daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidamada iyo Colaadaha Hubeysan ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo badbaadada rayidka, isla-xisaabtanka iyo kormeerka madaxbannaan.   Munaasabadda oo ay soo qabanqaabi

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.