Tuesday, 08 September 2026
USD/SOS 571.4EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 59 Tuesday, 08 September 2026
Wararka muhiimka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeeray Buundada Baardheere

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeeray Buundada Baardheere
Ilo: Shabelle Media Network

Baardheere – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu ka muuqdo burbur xooggan.   Taliyaha iyo saraakiisha kormeerka ku wehlinaysay ayaa sidoo kale u kuurgalay xaaladda guud ee webiga mara magaalada Baardheere, […]

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.