Saturday, 05 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 663.8
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 56 Saturday, 05 September 2026
Wararka muhiimka

Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow

Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow
Ilo: Shabelle Media Network

KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaanay “General Shub”.   War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, […]

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.