Monday, 07 September 2026
USD/SOS 571.4EUR/SOS 663.6
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 58 Monday, 07 September 2026
Wararka muhiimka

Jubbaland oo u diyaar garoobaysa roobab mahiigaan ah: Feejignaan, isku-tashi iyo gurmad degdeg ah

Jubbaland oo u diyaar garoobaysa roobab mahiigaan ah: Feejignaan, isku-tashi iyo gurmad degdeg ah
Ilo: Hiiraan Online

Roobab mahiigaan ah ayaa la filayaa inay bilaha soo socda saameeyaan qaybo ka mid ah Jubbaland, gaar ahaan gobollada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo. Wararka iyo saadaasha cimiladu waxay muujinayaan in xilliga roobabka ee soo socda uu keeni karo roobab xooggan iyo fatahaado, iyadoo laga digayo saameynta ay xaaladaha cimilada ee la xiriirta EL Nino ku yeelan karaan qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Dhammaan arag — Hiiraan Online →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.