20-ka fiiso ee Shirka Golaha Ammaanka: Maxaa Xasan Sheekh ka damacsan yahay Cirro, Maxaase u tallo ah Waqooyi Bari?
Waxaa la sheegay in dowladda Mareykanku ay bixisay 20 fiiso oo loogu talagalay xubno Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee bishan Sebteembar 2026. Sida xogtu tilmaamayso, sagaal ka mid ha fiisayaasha waxaa qaatay Madaxweynaha Somaliland, Cabdirahman Maxamed Cabdullaahi (Cirro), halka 11-ka kale ay heleen dhinaca dowladda federaalka Soomaaliya.
Dhammaan arag — Hiiraan Online →Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.







