Tuesday, 08 September 2026
USD/SOS 571.4EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 59 Tuesday, 08 September 2026
Wararka muhiimka

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay soo noqoshada burcad-badeednimada

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay soo noqoshada burcad-badeednimada
Ilo: Shabelle Media Network

Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland iyo guud ahaan biyaha Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday bulshada caalamka inay xoojiyaan iskaashiga iyo taageerada ciidamada Soomaaliyeed ee ka shaqeeya amniga badda.   War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shee

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.