Saturday, 05 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 663.8
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 56 Saturday, 05 September 2026
Wararka muhiimka

Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow

Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow
Ilo: Shabelle Media Network

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu weeraray guri uu deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan “General Mahad Shub.”   War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa […]

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.