Friday, 04 September 2026
USD/SOS 571.6EUR/SOS 664.2
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 55 Friday, 04 September 2026
Wararka muhiimka

Madaxdii hore iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye Shub

Madaxdii hore iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye Shub
Ilo: Shabelle Media Network

Muqdisho – Madaxdii hore ee Soomaaliya, siyaasiyiin iyo xildhibaano Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay duqeyntii lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Shub”, oo ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo.   Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay in Doolow ay tahay degmo deggan […]

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.