Monday, 07 September 2026
USD/SOS 571.4EUR/SOS 663.6
Soomaaliya Wararka Soomaaliya · WORLD EUROS
Nº 58 Monday, 07 September 2026
Wararka muhiimka

SoDMA oo wacyigelin ka sameysay deegaanada ku teedsan Beledweyne

SoDMA oo wacyigelin ka sameysay deegaanada ku teedsan Beledweyne
Ilo: Shabelle Media Network

Beledweyne – Masuuliyiin sare oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo safar shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa wacyigelin iyo u kuurgelid ku sameeyay xaaladda deegaanada ku teedsan magaalada.   Masuuliyiinta ayaa booqday deegaanada Leebow iyo Shiniile, halkaas oo ay kula kulmeen maamulka deegaanka iyo bulshada, iyagoo la wadaagay xog [

Dhammaan arag — Shabelle Media Network →

Laga soo ururiyay qolalka wararka ee hormuudka dalka. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha asalka ah.